Safarada wadanka dibadiisa iyo soo joogitaanka wadanka dibadiisa

Halkan ayaanu ku soo ururinay macluumaadka hay'adaha dawlada ka socda ee waxyaalaha soo galitaanka iyo ka bixista Iswiidhan ku saabsan.
Uppdaterades

Marka laga bilaabo 1 Abriil 2022 ayaanay wax xayiraad ahi safarada soo galitaanka Iswiidhan saarnen. Waddamada kale ayay xayiraado ka jiri karaan markaas ayay safaaradda Iswiidhan la soconaysaa macluumaadka ku saabsan waxa meesha aad u socoto ka shaqeynaaya. Waxaanu halkan ku soo ururinay macluumaadka hay'adaha dawlada ee safarada soo galitaanka iyo ka bixitaanka Iswiidhan ku saabsan. 

F2

In wadanka dibadiisa loo safro

Is diyaarsi oo si wanaagsan wararka ula soco.

Wasaarada Arimaha Dibadda ama hey'adaha ajaanibta ee Iswiidhan ma awoodi doonaan inay kaa caawiyaan xagga gaadiidka Iswiidhan loogu soo laabanaayo haddii ay kugu adkaato inaad dalka dib ugu soo laabato xaaladda jirta darteed. 

Haddii ay dhacdo xaalad degdeg ah, wac adeegga gurmadka qunsuliyada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda lambarka taleefanka: 08-405 50 05.